10 Nov, 2024

Xaflad lagu soo dhaweynayo Guddomiyaha hay’ada mideynta canada Mudane “MAHAD CALI YUSUF”

Xaflad lagu soo dhaweynayo Guddomiyaha hay’ada mideynta canada Mudane *Mahad Cali Yusuf* Ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Ururka haweenka qaranka soomaliyeed ayadoo ay kaso qeyb galeen Madaxda sare ee ururka haweenka Qaranka, xildhibaano iyo Waziiro kakala socday maamul goboleedyada dalka.
Mahad ayaa waxaa lagu xasuustaa inu yahay shaqsi u istaagay badbaadinta Dhalinyarada soomaliyeed ee ku nool wadanka canada isagoo umujiyay dhalinyarada iney si nabada uga shaqeesan Karaan gudaha wadanka Canada.
  • Time:

    7:00 pm to 12:00 am

  • Date:

    10 Nov, 2024

  • Category:

    Articles

  • Location:

    Somalia