19 Nov, 2024

National Eye Hospital oo Tabarucaad u Fidiyay Xarunta Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

  • Gudoomiyaha ururka haweenka qaranka soomaaliyeed Batulo Sheikh Ahmad Gabale ayaa uga mahadcelisay isbitaalka weyn National Eye Hospital oo maanta soo booqday xarunta Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed
  • Wuxuna ufidiyay tabarucaad dadka masaakiinta ah ee an awoodi karin isbitalada in ay tagan oo indhaha iska soo daaweyan.
  • Time:

    9:00 to 12:00

  • Date:

    14 Nov, 2024

  • Category:

    Articles

  • Location:

    somalia