Xaflad lagu soo dhaweynayo Guddomiyaha hay’ada mideynta canada Mudane *Mahad Cali Yusuf* Ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Ururka haweenka qaranka soomaliyeed ayadoo ay kaso qeyb galeen Madaxda sare ee ururka haweenka Qaranka, xildhibaano iyo Waziiro kakala socday maamul goboleedyada dalka.